– hagaha weelashadaada cusub ee qashinka
Labo qeybood cusub oo weelasha qashinka baakideyntaada bacda iyo kartoonka ayaa dhawaan la soo gaarsiinayaa gurigaaga. Sannooyinka soo socdo, waxaad sidoo kale heleysaa xalinta kuu suurtogelineyso inaad kala soocdid baakideynta dhalooyinka iyo biraha.
Maxaad u heleysaa weel cusub?
Sababta adiga, dariskaaga iyo inta kale ee wadanka ay u helayaan weelal cusub waa sharci cusub, kaasoo dhigayo in qoysaska ay u suurtogasho inay ku keydiyaan noocyadooda kala duwan ee baakideynta guriga u dhow. Tan waxay u fududeyneysaa dad badan inay kala soocaan qashinkooda – iyo inaga ee Vafabmiljö, iyo dhammaan shirkadaha kale ee qashinka – si loo hubiyo in walxaha baakideynta dib loogu warshadeyn karo sida ku haboon oo markale la isticmaalo. Tan, ayaa badelkeeda kuu yara fududeyneyso qaabilaada howlahaaga maalinlaha iyo si aan inaga ula macaamilno noocyada kala duwan ee qashinka.
Maxay kaaga dhigantahay adiga?
§ Waxaan faarujineynaa weelasha baakideynta bacaha iyo kartoonka afar isbuuc ee walba. Si ay noogu suurtogasho inaan faarujino waxaad u baahaneysaa inaad dhigtid banaanka waqtiga aan ka dambeynin 06.00 ee maalinta aruurinta, adigoo u jiheynayo isla jihada ee isku meesha aad hadda uga tagtid weelashadaada qashinka cuntada iyo qashinka haraaga ah markii la faarujinayo. Waan sii wadeynaa inaan aruurino qashinka cuntada iyo qashinka haraaga isla maalinta sida hore.
§ Ma jiraan dalacaad dheeraad ah oo weelka cusub – ama faarujinta!
§ Weelka waxaa loogu tallogalay kaliya baakideynta. Walxaha kartoonka iyo bacaha (sida boombalooyinka iyo tuubooyinka beerta) waa in lagu tuuraa xarunta qashin qubka, sida caadiga ah.
§ Xasuuso inaad si fiican u xirtid baakideyntaada: tusaale ahaan, waxaad gelin kartaa sheeyada yaryar bacaha weyn, si markaas aysan u duulin markii la furo daboolka. Laakiin hubso inaadan hoos ku riixin – haddii ay ku xanibmaan weelka, waxaa laga yaabaa inaysan noo suurtogelin inaan faarujino gabi ahaanba! Waa inaad weli ku tuurtaa sheeyada weyn ee baakideynta ee alaabaha guriga ama iibsiyada intarneetka xarunta dib u warshadeynta.
§ Haddii aad horaan ula wadaagtay weel dariskaaga, waxaad sidoo kale la wadaageysaa weel cusub. Haddii aad badelkeeda yeelan laheyd weelkaaga kuu gaarka ah, fadlan nagala soo xiriir kundservice@vafabmiljo.se ama 021-39 35 00.
Intaa waxaa dheer, sannadka 2025 waxaan bilaabeynaa app-keena casriga ah meeshaasoo aad ka heli kartid warbixin dheeraad ah iyo ogeysiino ku saabsan goorta weelashadaada la faarujinayo!
Weelasha cusub waxaa loo qeybinayaa qoysaska Västerås ee 2025. Qoysaska ee dhammaan degmooyinka kale ee Västmanland, sidoo kale sida Enköping iyo Heby, waxay helayaan weelashooda gudaha 2026. Haddii aadan ka heli karin liiska ciwaankaaga, waxaad heleysaa weelashaada taariiq dambe. Markii aad heshid warqad la xiriirto Närsorterat, waad fiiriin kartaa markale.
Armégatan
Askö
Aspskären
Backsippsgatan
Bajonettgatan
Barkarö Björkhagen
Barkarö Fridhem
Barkarö Prästgård
Barometergatan
Bastugatan
Bergåsgatan
Birkagatan
Bjuggsta
Björkbacken Gillberga
Björkgatan
Björkmätargatan
Björknäs
Björksta Näs
Björksta Vedby
Björnkälla
Björnö
Blåklintsgatan
Blåklockevägen
Blåsippsgatan
Boda
Bolmörtsgatan
Borrargatan
Brottberga
Brottberga Gård
Byalagsgatan
Byfogdegatan
Bygatan
Bystämmogatan
Bysågsgatan
Bälbygatan
Bärby
Bärby Byväg
Båthusgatan
Dagsmejegatan
Dagsvärmargatan
Darsta
Dingtuna Eke
Dingtuna Frändesta
Dingtuna Gillberga
Ekbacken Brottberga
Eke
Ekensro
Ekenäs Näsby
Ekliden
Ekspinnargatan
Eldhusgatan
Enköpingsgatan
Eriksberg Skarpa Lisselberga
Fallet
Fastberga
Filargatan
Finnsta
Finnsta Backe
Finnsta Gård
Fjärilgatan
Fjärilsgatan
Flitiga Lisas Väg
Fodergatan
Forsbyboda
Frejagatan
Frejahöjden
Funkisgatan
Fälvi
Färgkullagatan
Geijersgatan
Generatorgatan
Gideonsbergsgatan
Gjutargatan
Gocksta
Gottsta
Gotö
Gotövägen
Grenadjärgatan
Grindängen
Gränstavägen
Gröndal
Guldvingegatan
Gullkragegatan
Gärsta
Hagagatan
Haggenvägen
Hammarbacken
Handberga
Hemdalsvägen
Humlegatan
Husknutsvägen
Husta
Husta Backe
Husta Gård
Hustahöjdens Byväg
Hyacintvägen
Hyvlargatan
Infanterigatan
Ingelsta Gård
Johannesbo
Johannesgården
Johanneslund
Jotsberga
Kallfrontsgatan
Karleby
Karlhäll Skerikesby
Kilsta
Klockartorpsgatan
Kokhusgatan
Kungsby Byväg
Kungsbyn
Kungsljusgatan
Kungsåra Berga
Kungsåra Bjuggesta
Kungsåra Bjuggsta
Kungsåra Fågelsången
Kungsåra Johannesro
Kungsåra Kilinstorp
Kungsåra Kvistberga
Kungsåra Kyrkväg
Kungsåra Prästgård
Kungsåra Råby
Kungsåra Väsby
Kurö Säteri
Kurön
Kyrkbåtsgatan
Källtorpsvägen
Kävsta
Kölnagatan
Köpsta
Lavendelvägen
Lejongapsvägen
Liljebo Karleby
Liljekonvaljvägen
Lilla Bäckby
Lilla Valhall
Lillhamra
Lillhäradsvägen
Lindmätargatan
Lisselberga
Lisselberga Gård
Logportsvägen
Loviselund
Lugnet Karleby
Luktärtsvägen
Lundby Galttegen
Lundby Kanikbo
Lundby Krista
Lundby Torp
Lustigtorp Forsby
Lövsta
Lövsta Gård
Lövsta Lövbacken
Lövsta Solhem
Malmabergsgatan
Mandelblomsgatan
Marielund Kävsta
Marketenterigatan
Maskinistgatan
Mistelgatan
Modellgatan
Montörgatan
Murgrönevägen
Mälbyhöjden
Målarbacken
Målargatan
Målhammar
Målhammar Gård
Nicksborg
Nordanvindsgatan
Norr Lövsta
Norrskensgatan
Norrängsgatan
Nybomsgatan
Nyhem Lisselberga
Nykvarn
Nykvarns Gård
Näsby
Näsby Gård
Orkangatan
Oxnö
Parkvägen
Patrullgatan
Pingstliljevägen
Ploggatan
Plåtslagargatan
Pressargatan
Profilgatan
Påskliljevägen
Regnbågegatan
Regndroppsgatan
Reveljgatan
Ringspinnargatan
Roligheten Ängsö Slott
Roslagsgatan
Runebergsgatan
Rustberga
Rustbodsgatan
Rytterne Björnö
Rökugnsgatan
Sandgärdsgatan
Selkammargatan
Sigtunagatan
Skarpa
Skerike Gustavsberg
Skerike Norräng
Skerike Tibble Stensborg
Skerikes By
Skerikesby
Skerikesvägen
Skultuna Gocksta
Skutholmen
Skymningsgatan
Skälängsgatan
Skålby
Skönborg Skerike Tibble
Skönborgsvägen
Skördegatan
Släggargatan
Slåttergatan
Snickartorpsvägen
Snödroppsvägen
Snöflingegatan
Snöstormsgatan
Solbrudsvägen
Solhem
Solhem Lövsta
Solhemsgatan
Solrosgatan
Spannmålsgatan
Stockholmsvägen
Stora Bäckby
Stora Kvistberga
Stora Långholmen Ängsö
Stormvindsgatan
Strängnäsgatan
Stålgatan
Sundtorpsvägen
Sunnanvindsgatan
Svalörtsgatan
Svarvargatan
Svärdsgatan
Säby
Säbylund
Tallbackagatan
Tallspinnargatan
Tegnérgatan
Tenngatan
Tidö
Tjärdalsgatan
Torp
Torvtaksvägen
Traktorgatan
Treklövergatan
Trossgränd
Tråddragargatan
Tråddragarplan
Tärnö-Ö Tidö
Tågengatan
Tönsta
Törnrosgatan
Uniformsgatan
Urhagsgatan
Urvädersgatan
Vagnslidergatan
Vallby Skolgata
Vallbygränd
Valnö
Vargbogatan
Vargstorp
Varmfrontsgatan
Videgatan
Vikhus
Vikhus By
Vikhusvägen
Vildvinsvägen
Vitmåragatan
Vitsippsgatan
Västanvindsgatan
Västergården Skålby Skultuna
Västerås Varmfrontsgatan
Västra Gjutargatan
Vävstugugatan
Ytterberga
Ytterhälla
Älvkullevägen
Ändesta
Ändestavägen
Ängsö Berg
Ängsö Borgen
Ängsö Högsholm
Ängsö Karsbo
Ängsö Klockargården
Ängsö Kärn
Ängsö Lilla Utön
Ängsö Långholmens Brygga
Ängsö Prästgård
Ängsö Ryssbo Gård
Ängsö Slott
Ängsö Spånsundstorp
Ängsö slott
Ängsösund
Ådalsvägen
Ålidsvägen
Åmänningevägen
Årbylundsgatan
Önsta Gård
Ösby
Östanbro
Östanbro Gård
Östanbrotorpet
Östanvindsgatan
Östra Bärbyvägen
Östra Flygeln Brottberga Gård